Shan Siyaabood oo Tirakoobka Itoobiya uu u saameyn doono Deegaanka Soomlida? 11 Febraayo 2019 GETTY IMAGES Dad Uruursan Dalka Itoobiya ayaa si weyn isugu diyaarinaya tirakoobka guud ee afaraad ee dadka iyo guriyaha oo dabayaaqada bisha March 2019-ka ka dhacaya dalkaasi, ayaa la sheegay iney jiraan shan arrimood oo loo baahan yahay iney Soomaalida dalkaasi Itoobiya Maskaxda ku hayaan. Sida uu dhigayo dastuurka dalka Itoobiya qodobkiisa 103-aad tirakoobka guud ee dadka iyo guriyaha waxaa la qabanayaa 10-kii sanaba mar. Tirakoobka afaraad xilligi in la qabto looga talagalay wuxuu kadib dhacay laba sano ku dhawaad iyada oo lagu wado inuu sanadkan 2019-ka uu ka qabsoomo dalkaasi. Itoobiya: Ciyaartooy weerartay garsoore kubadda cagta Itoobiya oo u durbaan tumaysa midnimo Haddaba Soomaalidu si ay Tirakoobka soo socda sida ku habboon uga qayb qadato ugana faa'ideysato waa iney shantan arrimood fiira gaar ah u yeeshaan: 1. T...
Comments
Post a Comment
+251909792247